Make your own free website on Tripod.com
  Well Come To My Web !

waxaan halkan uga mahad celinayaa Mukhtariza oo ah ninka garabka wayn igu siiyay in aan ku guulaysto webkan, sidoo kale waxaan u rajaynayaa mukhtaar in uu noqdo aakhiro iyo aduunba mid ku liibaana oo uu Allaha ina abuurtay raali ka noqdo ( goobta aan webkan ku habeeyay waa isla bulsho internet cafe ) oo haatan ah meesha ugu caalamisan magaalada tan jigjiga oo aad moodo in aad la isugu soo jaro maadaama ay leedahay SPEED aad u sareeya oo ay joogaanna shaqaale u jajaban soo dhawaynta ! 

 

 
Khadar
Boorje

Mar Walba Booqo !

webkan waxa aan ugu talo galay in laga booqdo badanaa waxyabaha dhlinyarta xiisaha galiysa sida sheekoyinka ila qosolka ah, ubaxyo aad u qurxoon oo aad indhaha kaga bogan karto sidoo kale waxaan ugu talo galay in ay dhalinyaradu fakardahooda inta ay ii soo gudbiyaan anna aan u soo galiyo !

Somali Links !

sheeko !

****Jacaylka dhabta ahi waa kan saaran bishimaha dushowa waa hadalkii wandhe ***

 

Waamaxay Bulsho ?!

 

Bulsho Internet Cafe

Photo Album

Enjoy !


Waxa aad ka daawataa sawirada nooc nooca ah ee indhaha u roon
Halkan waxaan idiinku soo gudbin doonaa sheekooyinka dhacadada dhabta ah !
 

Khadar (Boorje)

Ugu danbayntii waxaa laga shaqeeyay